Dabka cover art

Versuri

Dareen ruuxa kuu qaba
Ee daacad kuu jecel
Dulmi looma quudhee
Naxiista ugu Deeq

Dareen ruuxa kuu qaba
Ee daacad kuu jecel
Dulmi looma quudhee
Naxiista ugu Deeq

Inaan kula dardaarmey
Dunidaa markhaatiya
Daryeel qalbigayga'oo
Dabkaaaaa dabka dabka
Dabka haygusii shidin

Inaan kula dardaarmey
Dunidaa markhaatiya
Daryeel qalbigayga'oo
Dabkaaaaa dabka dabka
Dabka haygusii shidin


Damiir waano qaataa
Dariiq loo tilmaamaa
Dadnimada yaqaanee
Dabacsani ku maamuus

Damiir waano qaataa
Dariiq loo tilmaamaa
Dadnimada yaqaanee
Dabacsani ku maamuus

Inaan kula dardaarmey
Dunidaa markhaatiya
Daryeel qalbigayga'oo
Dabkaaaaa dabka dabka
Dabka haygusii shidin

Inaan kula dardaarmey
Dunidaa markhaatiya
Daryeel qalbigayga'oo
Dabkaaaaa dabka dabka
Dabka haygusii shidin

Ma dafiro xanuunkoo
Ma difaaco gardarada
Mana dado dhibaatiyo
Ladhka dagay quluubtee

Ma dafiro xanuunkoo
Ma difaaco gardarada
Mana dado dhibaatiyo
Ladhka dagay quluubtee

Inaan kula dardaarmey
Dunidaa markhaatiya
Daryeel qalbigayga'oo
Dabkaaaaa dabka dabka
Dabka haygusii shidin

Inaan kula dardaarmey
Dunidaa markhaatiya
Daryeel qalbigayga'oo
Dabkaaaaa dabka dabka
Dabka haygusii shidin